Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo ka furmay Magaalada Kismaayo

Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa goor dhow waxaa uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose, iyadoo shirkana uu yahay mid aad xasaasi ah. Waxaa ka qeyb galaya Hogaamiyaasha  Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed,  Hirshabelle iyo hogaamiyaha martida loo yahay ee Jubbaland. Qodobada ugu waaweyn ee shirkan looga hadkayo ayaa waxaa ka … Continue reading Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo ka furmay Magaalada Kismaayo